HARGEISA, Somaliland December 10, 2014/African Press Organization (APO)/ — flydubai (http://www.flydubai.com) oo fadhigeedu yahay Dubai waxay shabakadeeda si ballaranayso ku dhawaqday duulimaad cusub. Duulimaadyada Hargeisa (Somaliland), Chennai (India), iyo Nejran (Saudi Arabia) waxay bilaawanaysa qaybteeda koowad 2015, taasi oo ay si ballarin doonta duulimaadyadeeda ilaa 89 goobood ku taala 46 waddan.
Logo: http://www.photos.apo-opa.com/plog-content/images/apo/logos/flydubai.jpg
Photo 1: http://www.photos.apo-opa.com/index.php?level=picture&id=1389
(Sudhir Sreedharan, Madax ku xigeenka sare Commercial (GCC, Subcontinent, Africa)
Photo 2: http://www.photos.apo-opa.com/plog-content/images/apo/photos/141210f3.jpg
Photo 3: http://www.photos.apo-opa.com/plog-content/images/apo/photos/141210f2.jpg
Laga bilaabo 05 Maarso 2015, flydubai waxay noqonaysa duulimaadka ugu horeeysa ka hawlgala Hargeisa, Somaliland iyado oo afar duulimaad asbuciiba ka socota Dubai. flydubai waxay sannadka 2014 ku ballarisay shabakadeeda Afrika ilaa 13 goobood oo u ka hawlgala 60 duulimaad asbuciiba.
Asago ka hadlaya ogaysiiska cusub, Ghaith Al Ghaith, Sarakiilka Ganacsiga Guud diyaaradda flydubai, ayuu yiri: “Sannadka 2014 waa sannadka ugu mashqulsan flydubai. Waxaan ku dhawaaqnay 26 duulimaad cusub laga bilaabo Jannaayo waxaan qadaanay siddeed diyaaradood oo cusub si loo taageero qorshahan aan caadiga ahayn. Waxaan aad ugu faraxsanahay fursadaha aan horay loga fa’iidaysanin suuqa Afrikada soo kacaya sida Hargeisa.”
Duulimaadyada cusub oo lagu dhawaqay waxay muujinaysa go’aanka flydubai in ay UAE u xiriiriso suuqa aan horay lagu hawlgeli jirin. Duulimaadki waxay Dubai isku xirtay ilaa 56 goobood aan aad logu hawlgeli jirin intii ay hawlgalkeeda bilaatay sannadka 2009.
Sudhir Sreedharan, Madax ku xigeenka sare Commercial (GCC, Subcontinent, Africa) ee flydubai, ayuu yiri: “Waxaan naga go’aan in aan adeegyada flydubai oo laysku halayn karo oo tayo sare leh in aan u keeno suuqyada aan aad logu hawlgelin sida Hargeisa iyo in aan rakaabka siino fursadaha ay UAE ku imaan lahayeen iyo wixii ka baxsan ayago loo marinaya maranka duulimaadka Dubai. Wan hubaa in labada heer oo kala ah Economy Class iyo Business Class in ay ka sara maari doonta waxay rakaabka filanayan iyo in aan ku socono astaanta Dubai taasi oo aan ku hanwayn ahay in aan magaceena ku qadno.”
flydubai waxay leedahay 43 diyaaraadood nooca cusub loo yaqaan Next-Generation Boeing 737-800 waxayna ku hawlgasha in ka badan 1,200 duulimaad asbuuciba wadamadda Barigga Dhexe (Middle East), GCC, Afrika, Caucasus, Aasiya Dhexe (Central Asia), Yurub (Europe) iyo Bartamaha Indian.
Faahfaahinta Duulimaadka
Faahfaahinta Duulimaadka Hargeisa:
flydubai waxaay ku hawlgali doonta afar duulimaad asbuuciba u dhexeeya Hargeisa ilaa Dubai laga bilaabo 05 Maarso 2015.
Qiimaha tikidhadha
Qiimaha tikidhka heerka duulimaadka loo yaqaan Economy Class ka baxaysa Hargeisa waxaa lagu bilaawaya USD575 oo lagu ogoolyahay 20 kiilo alaab la huubiyay, meeshi ay qiimaha tikidhka heerka duulimaadka loo yaqaan Business Class waxaa lagu bilaawaya USD1,900 taas oo kujirta dhamman canshuuraha iyo alaab 40 kiilo ah oo lagu ogoolyahay.
flydubai waxaay bixinaysa tikidhada ugu horreysa ee heerka duulimaadka loo yaqaan Economy Class oo ah USD549 taasi oo dhaqan galaysa intii u dhexeeysa 10 Desembar 2015 ilaa 10 Jannaayo 2015.
Download the flight schedules: http://www.photos.apo-opa.com/plog-content/images/apo/photos/141210fs.png
Duulimaadyada waxaa lagu iibsan kara laga bilaawo maanta booga internetka diyaarada flydubai (flydubai.com), waxaad kala xiriiri karta (+971 600 54 44 45), xafiisyada duulimaadka flydubai ama xafiisyada kale duulimaadka aan xariir la leenahay. Macluumaad iyo faahfaahin dheerad ah ku sabsaan adeega caymiska duulimaadka iyo kiraynta baabuurta waxaa sido kale laga heeli kara flydubai.com.
Distributed by APO (African Press Organization) on behalf of flydubai.
Media contact:
Houda Al Kaissi
Senior Press Officer
t. +971 4 603 3073
m. +971 56 683 0336
Ku sabsaan flydubai:
flydubai (http://www.flydubai.com) oo fadhigeedu yahay Dubai waxay u dadaasha si ay carqadalaynta u ciribtiro xaga duulimaadka iyo inay booriso xiriirka udhexeeya dhaqamada kala duwan gudaha shabakadeeda oo marwalba ballaranayso. Intii u bilaawmay hawlgalkeeda sannadka 2009, flydubai waxay:
• Samaysatay shabakad oo 89 goobood, iyo 26 duulimaad cusub lagu dhawaqay sannadka 2014.
• Furtay 56 duulimaad cusub kuwaasi oo aan horay u haysan xiriir hawada oo tooska imaada Dubai ama aan laga hawlgelin duulimaad qaranka UAE ka timada Dubai.
• Iibsatay 43 diyaarad nooca cusub loo yaqaan Next-Generation Boeing 737-800 waxayna lahaan doonta ugu badnan 100 diyaarada nooca Boeing dhammadka sannadka 2023.
Intaas waxaa dheer, awood kar iyo dabacsanaanta flydubai oo ah tahay diyaarad yar waxay boorisay horumarinta dhaqalaha Dubai, oo la siimaan aragtidada Dawlada Dubai, abuuraya ganacsi iyo dalxiiska suuqyada aan horay loga hawlgeeli jirin.
Wixii macluumaad dheerad ah ku sabsaan adeegyada flydubai, fadlan booqo flydubai.com.
Support InfoStride News' Credible Journalism: Only credible journalism can guarantee a fair, accountable and transparent society, including democracy and government. It involves a lot of efforts and money. We need your support. Click here to Donate